Setup Menus in Admin Panel

Macalinimada Waxan ka arkay

Macalinimada maahan shaqo sahlan. Macalinka qofka ahi markii uu galo xiisad 3 saacadood isbuuci wuxu ubaahanyahay 6saacadod oo kale oo uu kudiyaargaroobo iyadoo sidaa ah ayay qolada ushaqeysidna moodayan inad 3saacadood kaliya aad gashid.

Macalinku wuxuu soo saara mustaqbalka dalwaliba lkn qofkii lasoo saaray sifudud ayuu macalinkii soo saaray ku ilaaba.

Hormar waxaa keena macalinka xaasidka ahayn ee ardaydiisa uhagarbaxaya.

 

Eng Geesey Finance

Template Design ©East Africa Developers All rights reserved.

Setup Menus in Admin Panel

X