Setup Menus in Admin Panel

Faaidada Onlineka

Asl,

Online systemka waa waxa maanta caalamka lagu daatay sababtoo ah caalamka waxey uguurayan technologiyada.

Faaidada uu leeyahay inad adigoo gurigaaga joogtid wax baratid waxaa kamida:

  1. Waxaad heleysaa duruus record ah oo marwaliba qofka uyaalaya kusoo ceshankaro.
  2. Macalinka wax kuu dhigaya markuu cashirka kuu dhameeyo sidaa makukala tagin ee wali suaalo ayaad sii waydiinkartaa.
  3.  Adigoo gurigaaga iska joogtid oo waxwaliba ku agyaalan ayaad wax baraneysaa.
December 17, 2018

0 responses on "Faaidada Onlineka"

Leave a Message

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Template Design © caawiyeonlinecollege.com All rights reserved.

Setup Menus in Admin Panel

X